Xeerka Xafidnaanta

Macluumaadka aan Uruurinno

Macluumaadka uu Baal Dahab Dadka kale la Wadaago

Taageerada Macmiilka

Kooxdayada taageerada macaamiishu waxay diyaar kuula yihiin inay kaa caawiyaan dhibaato kasta oo kaa hor timaada inta aad adeegsaneysid barnaamijka Baal Dahab, dhibaatooyinkaas oo ay ka mid yihiin cilladaha iyo habsami u shaqaynta adeegga. Dhaqdhaqaaqyada adeegga ka dhex socda oo dhan si toos ah u ula soconaya hawlwadeenada Baal Dahab oo hubinaya in adeegyada aan bixinno si shrciga waafaqsan loo isticmaalo. Baal Dahab wuxuu dabagal ku sameyn doonaa wixii xadgudub ah oo lagu sameeyo shuruudaha noo degsan ama marka falal shaki dhalin kara shabakadda dhexdeeda ay ka dhacaan, iyada oo markiiba laga qaadi doono tallaabooyin xadgudubyadaas ku haboon.

Follow us for more awesome updates